{
"item_title" : "Nuun",
"item_author" : [" Muxammad Yuusuf "],
"item_description" : "Nuun: Qalin iyo Qoraalkii. Wanaajinta Qoraalka. Hadalkana sar weedhiisa Una saaf qofkii waaya Ha ka tegin sarbeebtiisa Hana gelin sursuur oodan Hana lumin sargoyntiisa Hana liqin sangaabtiisa Ha ku saxan badheedhkiisa Runta sogordoh haw yeelin Ha suldaarin dooddiisa Sisibaa wadaaggiisa Sababee abbaartaada Hana badin su'aashiisa Sarrifkiyo tilmaantiisa Saddex erey halkii dooni Soddon yaanay kaa qaadan Siddi-qabaxi yay raacin Sare haw dhig-dhigin luuqda Gacantana ha saydh-saydhin Hana odhan wax sawliila.-Hadraawi, Sirta Nolosha.",
"item_img_path" : "https://covers1.booksamillion.com/covers/bam/1/83/840/080/183840080X_b.jpg",
"price_data" : {
"retail_price" : "20.99", "online_price" : "20.99", "our_price" : "20.99", "club_price" : "20.99", "savings_pct" : "0", "savings_amt" : "0.00", "club_savings_pct" : "0", "club_savings_amt" : "0.00", "discount_pct" : "10", "store_price" : ""
}
}
Nuun : Qalin iyo Qoraalkii
Overview
Nuun: Qalin iyo Qoraalkii.
Wanaajinta Qoraalka.
"Hadalkana sar weedhiisa
Una saaf qofkii waaya
Ha ka tegin sarbeebtiisa
Hana gelin sursuur oodan
Hana lumin sargoyntiisa
Hana liqin sangaabtiisa
Ha ku saxan badheedhkiisa
Runta sogordoh haw yeelin
Ha suldaarin dooddiisa
Sisibaa wadaaggiisa
Sababee abbaartaada
Hana badin su'aashiisa
Sarrifkiyo tilmaantiisa
Saddex erey halkii dooni
Soddon yaanay kaa qaadan
Siddi-qabaxi yay raacin
Sare haw dhig-dhigin luuqda
Gacantana ha saydh-saydhin
Hana odhan wax sawliila."
-Hadraawi, Sirta Nolosha.
This item is Non-Returnable
Customers Also Bought
Details
- ISBN-13: 9781838400804
- ISBN-10: 183840080X
- Publisher: Garanuug Limited
- Publish Date: January 2021
- Dimensions: 7.81 x 5.06 x 0.98 inches
- Shipping Weight: 0.94 pounds
- Page Count: 440
Related Categories
